Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin adag siiyey Maamulka Galmudug

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa uga igay Maamulka Galmudug inay faragelinta ka daayaan degmada Matabaan, isagoo si cad u sheegay in dadka Reer Hiiraan iyo kuwa Galmudug ay yihiin kuwo Walaalo a, balse looga baahan yahay inay Arrimaha degmadaas Galmudug faraha kala baxdo Cali Jeyte Cismaan ayaa hadalkan ka jeediyey munaasabad ay … Continue reading Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin adag siiyey Maamulka Galmudug